Somaliland oo go’aan ka qaadatay ka qeyb galka caleemo saarka Axmed Madoobe

Garyaqaanka guud ee Somaliland C/samad Cumar Maal oo la hadlay warbaahinta ayaa digniin ka soo saaray ka qeyb galka caleemaha saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo lagu wado inuu ka dhaco Magaalada Kismaayo. C/samad ayaa sheegay in sharciga u yaalla Somaliland uu qabo in qof walba oo siyaasi, Aqoonyahan iyo cid … Continue reading Somaliland oo go’aan ka qaadatay ka qeyb galka caleemo saarka Axmed Madoobe